Warbixin lagu daabcay website-ka Xaqiiqonews 9 bisha April ee sanadkan 2018, ayaa waxa ay ka sii warantay sadaasha xagga cirka iyo xilliga la tajeynayo in Ramdaankan La soomo.
Astronomy-ramadaan-waa-khamiista-bisha-may-17-keeda-ciidduna-waa-jimco/
Hadaba annaga oo ka shidaal qaadaneyna isla warbxinta sare, waxa qiyaasaadka iyo xisaabinada xagga cirka ee la sameeyey, ay sheegayaan in Ramadaankan la soomi doono 29 maalin.
Sidaa darteed ciiddu waxa ay noqon doontaa hadii eebe idmo maalin jimco ah, 15 juun.
Ramadaanka waxa uu bilowday 17 May.
Kulu caam wa antum bikheyr.