Most recent articles by:

Cabdirisak fantastique

- Advertisement -spot_imgspot_img

Dagaal culus oo ka dhacay Duleedka Afgooye iyo Faah faahino cusub oo ka soo baxeeysa

Dagaal beeleed culus oo sababay Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa uu ka dhacay Duleedka Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose. Dagaalka waxaa sida la...

Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday Xero ay ku sugnaayeen Ciidama Kenya ka tirsan

Faah faahino ayaa ka soo baxaya Dagaal culus oo Dagaalamayaasha Kooxda Al-Shabaab ay ku qaadeen Xero ay degan yihiin Ciidamada Kenya ee Qeybta ka...

Ciidamo si gaar ah u tababaran oo ku soo wajahan Muqdisho

Askar qalabeysan iyo Tababara yaal Ciidan ayaa la xaqiijiyay in ay ku soo wajahanyihiin Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka. Ciidamada oo ah Miletari si gaar...

XOG HOOSE:Beesha Mareexaan oo wadda qorshe ka dhan ah Axmed Madoobe

Warar si hoose aan u helnay ayaa sheegaya in beesha Mareexaan ay waddo qorshe aad u ballaaran oo ka dhan ah maamulka Axmed Madoobe. Siyaasiyiin...

Doowlada Itoobiya oo Hal Arrin Ku Cadaadineysa Dowladda Federaalka

Dowladda Itoobiya ayaa xilligaan waxay shaatiga usoo xiratay iney difaacado booskii Somaliland ay ka siisay dekadda Bebera, iyadoo xilligaan lasoo sheegayo in dowladdaasi ay...

Itoobiya Oo Aqoonsatay Somaliland, Dhabarkana Ka Toogatay Farmaajo

Dowladda Itoobiya ayaa aqoonsatay Somaliland, una aqoonsatay iney tahay dal ka madax bannaan Soomaaliya, kadib markii la helay sawirro caddeyn ah oo arrintaan Muujinaya. Xafiis...

WAR DAGDAG:Dagaal goordhaw ka bilaawday magaalada b/weyne

Goordhoow waxaa galbeedka magaalada b/weyneka bilaawday is rasaaseeyn u dhaxeeysa ciidamada doowlada iyo maleeshiyaad sheeganaya inaay yihiin doowlad goboleed ka dhisan galbeedka magalada is...

Ciidamo cusub oo Al-Shabaab la dagaalama Somalia loo soo dirayo

Mid ka mid ah Dowladaha taageera Soomaaliya ayaa sheegtay inay ciidamo dheeraad ah usoo direyso Soomaaliya xlli ciidmada ugu badan ee AMISOM ay ka...

Must read

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo...
- Advertisement -spot_imgspot_img