Awood balaarsiga madaxweyne cosoble oo la ogaaday (aqri)

La Wadaag Asxaabtaada

madaxweynaha dowlad goboleedka hirshabelle cali cabdulahi cosoble ayaa maalmihii ugu danbeyey waxa uu magacaabayey dagmooyin cusub oo yeelanayo gobalka hiiraan arintaan ayaa lagu tilmamay awood balaarsi uu madaxweyne cusubla wado “waxa uu doonayaa in uu gobalka hiiraan ka dhigo labo gobal beeshiisan ay labada gobal ugu dagmo badnaadaan waayo buulabarde matka uu ka dhigo gobal xawaadle waxa ay si gaar u lahanayaa maxaas iyo maqokori baladweyne markuu ka dhigana waxey xawaadle lahaanayaa halgan iyo mataaban iyo feerfeer arintaasi suur agl ma ahan” sidaasi waxaa yiri midka mid ah xildhibanada maamul goboleedka hirshabelle waxa uuna intaasi ku daray “arintani waxa uu ugu goleeyahay in uu awooda hirshabelle gacanta u giliyo beesha xawaadle waayo waxa ay madax ka noqon doonaa laba gobal halka abgaalna uu hal gobol ka soo galayo awooda beesha gaaljecelna lagu soo goobayo 2 dagmo kali” arintaan waa ayaa ku soo aadeeyso xili dhawan cali cosoble magacaabay 7 dagmo oo beeshiisa leedaha 3 ka mid ah

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
Like
Like Love Haha Wow Sad Angry
La Wadaag Asxaabtaada