Axmed Madoobe Khaat Ayuu Horay u Geeyey Garoowe

-

Sida aad wararka ku aragteen madaxweynaha ku meel gaarka ah ee Jubbaland Axmed Madoobe ayaa safar ku tagay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland.


XAQIIQO NEWS -WARAR GUDAHA

Safarkani oo ilaa hadda aan la shaacinin u jeedkiisa rasmiga ah ayaa imaanaya maalmo un ka dib markii magaalada Dhuusamareeb lagu soo gabagabeeyey shirka maamul goboleedyada, shirkaasi oo ay ka baaqdeen Madoobe iyo Deni.

Deni oo Axmed Madoobe ku soo dhaweynaya Garoowe

Sida ay xogta sheegeyso diyaaradda Axmed Madoobe oo ka soo ambabaxday Kismaaya waxa ay waday 120 jawaan oo jaad ah kaasi oo qaab qarsoodi ah looga soo qaaday dalka Kenya.

Sidoo Kale Aqri..Waa Tan Sababta Aadan Ogeyn ee Axmed Madoobe Kismaayo Kaga Guuray

Goob joogayaal ku sugnaa garoonka diyaaradaha Garoowe ayaa xaqiijiyey in ay arkeen jawaano khaat ah oo laga dejinaayo diyaaraddii Axmed Madoobe uu Saarnaa.

DF-ka Soomaaliya ayaa horay u mamnuucday caleenta Khaatka oo Soomaaliya kaga yimaada Itoobiya iyo Kenya, hase yeeshee Kenya ayaa dhowr mar sameysay isku day sharci darro oo ay Khaatkeeda ku gelineyso gudaha Soomaaliya.

Ma jiro ilaa hadda wax war ah oo ka soo baxay maamulka Garoowe, sidoo kale DF-ka kama aysan hadlin dhacdadan.

Wararka U Dambeeyey

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...