Axmed Madoobe O dhiiga Boqol Tagay Markii La Soo Sheega Qaaday Arinka Ku….

-

Axmed Madoobe,mayaa si weyn uga carooday hadal ay  jeedisay Wasiirka Arrimaha dibadda Sweden Magröt Wallström,kaasi oo ku aadanaa in Axmed Madoobe ku howlan yahay dabar goynta iyo xaalufinta deegaanka.

Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

Magröt Wallström, ayaa sheegay in Soomaaliya ay wajaheyso,xaalufinta iyo baaba’a deegaanka,waxayna hadalkeeda intaasi raacisay in Maamulka Jubbaland xooggaa canshuuro ka hesho dhoofinta dhuxusha,iyadoona sheegtay arrintaasi deegaanka u horseedeyso Qatar.

Waziiradda Arimaha Dibadda Dalka Sweden Magröt Wallström oo shir guddoominaysay shirka maanta ayaa khudbadeedi Ku Weerartay Hogaamiyaha Jubbland.

Wallström ayaa tiri ” Soomaaliya waxay wajaheysaa qatar deegaan,waxayna maamulka Jubbaland faa’ido canshuur ka hellaan dhoofinta dhuxusha,laakiin tani waxay gobolka u horseedeysaa halis,dadka arrintaan ku lugta lehna waxaa loo aqoonsanayaa iney yihiin danbiilayaal”.

Mas’uuliyiin ku sugan shirka ayaa sheegay in Axmed Madoobe aad u carooday markuu shirka ku arkay qodobkaan,islamarkaana uu ku dhawaaday in mar kale shirka faarujiyo.

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...