Axmed Madoobe Oo Gacanta Ka Shuminaya Uhuru Kenyatta!

-

Tan iyo Markii la go’doomiyey Kismaayo, Axmed Madoobe in Safarkiisii ugu horeeyey uu ku tago Nayroobi, ma ahan arin Kadis ah, Safarkani ayaa waxa ay labada dhinac Kenya iyo Madoobe iskaga yarenayaan Culeysyada ka soo wajahay gobolka Gedo.


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

Safarka Madoobe ayaa ku soo beegmaya Xilli Guud ahaan maamulkii Jubbland ee Gobolka Gedo uu u wareegay dhanka DF-ka.

Sidoo Kale Safarkani ayaa ku soo beegmaya xilli magaalada Kismaayo ay saarantahay go’doomin dhanka Cirka ah , taasi oo ka dhigan in Axmed Madoobe uu jibiyey Xayiraaddii DF-ka.

Sidoo Kale Aqri Axmed Madoobe Oo Lugaha Dhiiqa Kula Jira..Maxay Yihiin Khiyaarada Horyaalla

Safarka Axmed Madoobe ee Kenya ma ahan mid xambaarsan “Xikmad Siyaasadeed” ,Waa ay iska caddahay in Axmed Madoobe uu gacanta ka shumin doono Kenyatta sida loo badbaadiyo maamulkiisa.

Ilaa iyo hadda ma cadda sida safarkani uu wax uga tari karo isbadalka cusub ee ka socda Gobolka Gedo.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Ma Guulleysan Karaa Qorshaha “Plan C” Ee Farmaajo Haddii Muddo Kordhinta Laga Diido?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Iyada oo wax lagu dhisaayo maraxalidihii kala duwanaa ee uu soo maray khilaafka doorashada...

Xogta..Soomaaliya Oo Heshay Dufcadii Koowaad Ee Darooniska TB2

Warar hoose ayaa sheegaya in Soomaaliya ay ku biirtay liiska dalalka doonaya in helaan diyaaraha darooniska ee Tukriga Sameeya. XAQIIQO...

Abi Axmed..15 Maalin Ayaan Ku Soo Ceshanay Wixii Tigreyga 5 Bilood Nooga Qabsadeen

Labadii maalin ee ugu dambeysay waxaa ciidanka Abi Axmed u suurtagalay in ay dib u soo ceshadaan 3 magaalo...

Muuqaal..Maxay Rakaabkan Diyaaradda U Riixayaan?

Muuqaal ka mid ah kuwa ugu cajiibsan, dalka Nepal waxaa baraha bulshada lagu baahiyey diyaarad ay rakaabka dabada ka...

Hadii Aad Aragto Riyooyinkan..Dhaqso Dhaqtar U Tag

Khubarro ka tirsan xarunta "Sleep cycle center" ee fadhigeedu yahay gobolka Teksas ee Mareykanka ayaa sheegay in riyada ay...

Dilka Shacabka Oo Lagu Tartamaayo!

Rasaasta ciidanka Df-ka ayaa dishay 3 qof oo shacab ah gudaha magaalada Muqdisho, halka gantaal hoobiye ah oo ...