Axmed Madoobe Oo Ka Naxay Talo Ay Laba Shariif U Soo Jeediyeen.

-

Qoraal ka soo baxay Xisbiga sh.Shariif ayaa lagu sheegay in Nayroobi uu ka dhacay kulan dhaxmaray Shariif Sakiin, Sh. Shariif iyo Axmed Madoobe.


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

Sida qoraalka lagu sheegay, kulankan oo u dhaxeeyey Sh.Shariif iyo Axmed Madoobe ayaa waxaa looga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo hannaanka loo maraayo doorashada 20/21, waxaana kulanka qayb ka ahaa Senator Ilyaas Cali Xassan oo ah xoghayaha Arrimaha dibadda ee Xisbiga Himilo Qaran iyo madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, oo hadda ah guddoomiyaha xisbiga Horusocod Qaran.

Kulankan ayaa sidoo kale looga hadlay , qaabka Axmed Madoobe ay ugu suurtgali karto in uu si sharciyeysan dib uga soo laabto kursiga, waxaana Shariif Sakiin uu soo jeediyey in Axmed Madoobe uu is-casilo sidii uu isaga sameeyey doorashadii Koonfur Galbeed.

Sidoo Kale Aqri Axmed Madoobe Oo Gacanta Ka Shuminaya Uhuru Kenyatta!

Ma jirto faafaahino dheeri ah oo laga heli wixii la isku raacay, hese yeeshee falanqeeyaasha ayaa kuu doodaya in aysan marna dhicin karin in labo shariif ay Madoobe u damaanad qaadaan in uu mar seddexaad ku fadhiisto kursiga Madaxweyne ee Jubbland.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...