Ayatulaah Khaatimi “Yurub Kama Balan oofin Badna Mareykanka”#Iiran Salaada jimcaha

-

Khatiibka Jimcada Tehran, Ayatollah Ahmad Khaatami, ayaa ku adkeysanaya in xalinta dhibaatooyinka aan lagu gaareynin  xiriir  lala yeesha Mareykanka, wuxuu sheegay in Midowga Yurub uusan ka balan oofin badneyn Maraykanku, isagoo sheegay in dadka reer Iran ay ka sii gudbi doonaa mushkiladda hadda taagan.

Khudabadii labaad ee salaadda Jimcaha ee Tehran, Ayatollah Khaatami ayaa sheegay in casharka laga baranaayo dhacdadan in uu yahay in aan  la aamini karin waxa uu ku tilmaamay cadowga  diinta,isagoo daliil u soo qaatay ayaadda suuratu al- towbah:

(وَإِن يَظْهَرُوا عَلَيْكُمْ لَا يَرْقُبُوا فِيكُمْ إِلًّا وَلَا ذِمَّةً يُرْضُونَكُم بِأَفْوَاهِهِمْ وَتَأْبَيٰ قُلُوبُهُمْ وَأَكْثَرُهُمْ فَاسِقُونَ)

 

Waxa uu tilmaamay in wada xaajoodka, lala yeeshay  waxa uu ugu yeeray ajnabiga muddo labo sano ah in uu cadeeyey in ajnabiga uusan xallin doonin dhibaatooyinka,  waliba uu ugu sii daray  dhibaatada, taasina waxaa sida ay tilmaameymeyo aayadda:

(يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا لَا تَتَّخِذُوا بِطَانَةً مِّن دُونِكُمْ لَا يَأْلُونَكُمْ خَبَالًا وَدُّوا مَا عَنِتُّمْ قَدْ بَدَتِ الْبَغْضَاءُ مِنْ أَفْوَاهِهِمْ وَمَا تُخْفِي صُدُورُهُمْ أَكْبَرُ قَدْ بَيَّنَّا لَكُمُ الْآيَاتِ إِن كُنتُمْ تَعْقِلُونَ)

.

Waxa uu sheegay in Madaxweynaha Trump  uu been sheegay  intii uu  jeedinaayey hadalkii u danbeeyay ugu yaraan 10 jeer .

wuxuu kale oo uu sheegay in jawaabta arinkani uu yahay isla hadalkii uu jeediyey Imam Al-kumeyninikii geeriyooday ee ahaa “Mereykanka waa sheydaanka ugu weyn mana awoodaan in ay sameeyaan falal doqonimo ah”.

Wararka U Dambeeyey

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...