Baabuur Ayaa Jiiray “Trump” Hadda Waa Sidee?

La Wadaag Asxaabtaada

Dhismaha “Trump Tower” ee uu leeyahay Madaxweynaha Mareykanka Trump Ayaa lagu soo warmayaa in afaafka hore ee guriga uu ku dhacay Baabuur.


xaqiiqonews-Wrarka Dibadda

Sida Ay baahiyeen Warbaahinta, Shilka ayaa u muuqda in u ahaa “mid aan ula kac aheyn” Booliska ayaa su’aalo weydiinaya Darwalkii waday gaarigii ku dhacay Dhismaha.

Booliska Degmada New Rochelle ayaa u sheegay warbaahinta Maxalliga in khasaaraha uu yahay mid aan keeneyn In laga walwalo wixii Dhacay.

Sidoo Kale Aqri: Trump Oo Afka Furtay “Waan Ka tin dheerahay Faceyga”

Dhanka kale Mas’uul u hadlayhay’adda Trump ayaa sheegay in ay u mahadcelinayaan cid walbo oo ka qeyb qaadatay u soo gurmashada Shilka.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada