Wasiirka wasaaradda waxbarashada Cabdulaahi Goodax Barre ayaa si dirqi ah ugu badbaaday qarax miino dhulka lagu aasay xilli uu safar ku maraayey gobolka Gedo.
XAQIIQO NEWS- WARARKA GUDAHA
Sii haya wasiirka wasaaradda waxbarashada Goodax Barre ayaa safar ku tagay gobolka Gedo gaar ahaan magaalo madaxda Garbahaareey, safarkaasi oo wasiirka ay ku wehlinaayeen wafdi isagu jira wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Df-ka.
Xilli wasiirka uu ku socday booqasho qabrigii Siyaad Barre waxaa uu weerar kamiin ah kala kulmay kooxda Alshabaab.

Ilo xog ogaal ayaa xaqiijiyey in Goodax Barre uu ka badbaaday qaraxa, balse waxaa gabi ahaanba burburay baruuftii uu saarnaa wasiirka.


FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA