Baadari pope francis..Miyaa Laga Helay Karoona Fayrus

La Wadaag Asxaabtaada

Wargeyska Taliyaaniga ka soo baxa ee Il Misagero ayaa daabacay maalintii talaadada, in baadariga ugu sareeyey kaniisadda Katooliga pope francis laga baaray fayruska Karoona.


Xaqiiqonews-Caafimaad

Sida Xaqiiqonews ay ka soo tarjuntay ” Il Misagero ” natiijada baaritaanka ayaa noqotay naktiibo, waxaana la cadeeyey in pope-ka uusan uusan saameynin xanuunka.

Maalintii axadda ayuu popka 2-aad pop Francis sheegay in sabab jirta darteed uusan ka qeyb gali karin “kulan ruuxi ah” oo lagu waday in lagu qabto duleedka caasimadda Roma, balse Faatikaanku marna ma sheegin in Pop-ka uu baaqday xanuuna Karoona dartiis.

Sidoo Kale Aqr..Yara-Fayrus Ooba Ka Daran Karoona..Ogow Meelaha Laga Helay!

Fatikaanka ayaa dhawaan horay u shaaciyey in pope-ka uu la dhibaatoonaya mushkilado caafimaad darro oo soo wajahay, arinkaasi oo ku qasbay in uu ka baaqdo kulmo iyo isku imaatino badan.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
Like
Like Love Haha Wow Sad Angry
La Wadaag Asxaabtaada