Banaanbax..Maanta Maya Birri Haa

-

Waxaa markale dib u dhac ku yimid banaabaxii ay ku balansanaayeen midwoga musharixiinta maalinta sabtida ah, taasi oo noqoneysa markii seddexaad oo uu dibadbaxaasi baaqdo.


XAQIIQO NEWS- WARARKA GUDAHA

Baaqashada dibad baxa ayaa ku aadeysaa xilli madmadow uu soo kala dhax galay midowga musharixiinta iyo Df-ka madaama wadahadaladii socday ay soo galeen khilaafaad horleh.

Banaanabaxa la qorsheynaayey in uu sabtida dhaco ayaa sida horay loo sheegay Df-ka taageersaneyd dhicitaankiisa, hase ahaatee labada dhinac si rasmi ah uma aysan shaacin waxa is badalay.

Sidoo kale Aqri: Heshiiska Decale.. Maxaa xigi Kara?

Qaar ka mid ah falanqeeyaasha siyaasadda Soomaaliya ayaa aaminsan in khilaafka cusub ee wadahalada ku yimid uu saameyn ku leeyahay dibadbaxa baaqaday.

Ka hor inta midowga musharixiinta aysan ku dhawaaqin go’aanka baaqadashada, waxaa jiray warar sheegaya in Df-ka ay ciidamada Gorgor geysay daljirka dahsoon oo lagu madalsanaa in banaabaxa ka dhaco.

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...