Barlamaanka Df-ka Oo Go’aankan Ka Qaatay 8 Feb !

La Wadaag Asxaabtaada

Golaha Barlamaanka Df-ka Mareykanka ayaa ku dhawaaqay in ay bilaaban doonto maxkamdeynta Donald Trump 8 Feb, isaga oo loo heysto rabshadaha iyo weerarkii Kabital Hill, maxkamadeyntaasi oo ka dhici doonto golaha koongareeska.


XAQIIQO NEWS- WARARKA DIBADDA

Xubnaha Jamhuuriga ayaa doonaya in dib loo dhigo maxkamadeynta iyaga oo dalbanaya in la siiyo waqti ay isku soo diyaariyaan.

Trump markii ay dhamaatay mudd xileedkiisa arbacada, waxa uu u baxay gobolka Faloriida, waxa uuna diiday in uu ka ka qeybgalo caleemo saarkii Biden.

Golaha Barlamaanka ayaa u soo jeediyey Trump in eedeyn ah in uu ka dambeeyey rabshadihii dhismaha Kabital Hill, hadii dambigaasi lagu helana waxa uu wajahi doonaa ciqaab ah in uusan waligiis dambe xil ka qabanin Mareykanka.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
Like
Like Love Haha Wow Sad Angry
La Wadaag Asxaabtaada