Baro Sida Loo Sameeyo Kabo Casri ah …Adigoo Gurigaada Jooga !

-

Tani ma ahan Kaftan, Waxaa la joogaa watigii Soomaaliyadeena aan u badali laheyn warshado Casri ah oo soo saara badeecaha kala duwan.

Xaqiiqonews-Isbar- Farsamada

Kabaha Waaa muhiim, waxaana xiranaa kabo mar walbo aan rabno in aan socono, sidaa darteed maxey tahay sababta kuu diideysa in aad gacantaada ku sameysato kabahaada gaarka ah?.

Muhiim ma ahan halka aad joogto, qaabku waa mid fudud, diyaar ma tahay?

                     #Qalabka aad u bahantahay

*Kabo dhamaaday oo dacas ah ama nooc kale oo kabo

*Cad yar oo Caag ah, kaasi oo leh midibka kabta oo kale

*Boolasha Kabaha(Atomaatik)

 #Qaabka Shaqada

Daawo muuqaalka hoose si aad u ogaato qaabka shaqada oo dhameystiran.

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...