BARO:Sababta rooseetada loo isticmaalay markii ugu horeysay+sababta oo qosol leh

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]
ROOSEETADA oo ay ay dumarka u isticmaalaan in ay marsadaan faruuryaha si ay u muujiyaan bilicdooda. ayaa waxaa la sheegaa in qofkii ugu horreeyey ee isticmaala ay aheyd  haweeyneyda filimada jisha ee  STEL WUDUD  sanadka markuu ahaa 1916 kii sababtu ayaa aheyd markii filim soo saaraha uu ka codsaday haweeyneydani in ay marsato ROOSEETO si ay si fiiican looga argagaxo muuqaalkeeda  loogana cabsado madaama ay filimka ka jileysay qeybta CABSI GELINTA .

Diidmo ka dib filim soo saaraha waxa uu ku qanciyey haweeneyda in ay sameyso sidaasi lkn sanado badan ka dib ROOSEETADa ayaa ah QURUX  !

waxaase jirta su,aal jabaabteeda aynu sahlaneyn  “ilaa gormaa ayey sii ahaan dooonta mid lagu faano mase ku soo laaban doontaa sidii hore ee looga cabsan jiray ee qofka marsadaa ahaa qof dhiig afka ku wato oo kale?
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]
 

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA