“BBC” 18600 Oo Dacwad Ayey Kala Kulantay Isticmaalka Eray Cunsuri Ah

La Wadaag Asxaabtaada

Hay’adda warbaahinta Biritan BBC Ayaa la kulantay 18600 oo eed, ka dib markii mid ka mid ah warbixinadeeda ay u adeegsatay eray loo arkay mid cunsuri iyo liid ah.


Xaqiiqonews-Wararka

Hay’adda ayaa difaacday isticmaalkeeda erayga, laakiin waxa ay qiratay in uu ahaa eray “xumeyn ah”.

BBC ayaa la soo jeediyey dhaleeceyn ka dib markii arbacada 29 july ee qortay warbixin ay kaga hadleysay nin shil galay kaasi oo ka jabay lugta sanka iyo bowdada.

Sidoo Kale Aqri..BBC-da Oo Ku Dhaw In Albaabada Leyskugu Dhufto

BBC-da ayaa warbixinteeda ku isticmaashay erayga “N-Word(nigger) oo ah eray loo adeegsado dadka madowga ah, arintaasi oo sababtay mowjado caro ah.

Hay’adda ayaa tiri “Kalimadda waa mid liid ah, waana fahansanahay waxa ay dadka uga caroodeen isticmaalkeeda, horay ayaan uga soo fikirnay waana ogeyn in ay xumaan sababeyso”.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada