Beelaha Hiraab oo waali ku tilmaamay dagmooyinka cusub ee madaxweyne cosoble magacaabay(XOG)

-

madaxweynaha dowlad goboleedka hirshabelle cali cabdulahi cosoble ayaa maalmihii ugu danbeyey waxa uu magacaabayey dagmooyin cusub oo yeelanayo gobalka hiiraan arintaan ayaa waxaa waali ku tilmaamay odayaasha beelaha hiraabeed sida laga soo xiganayo ilo ku dhow madaxtooyada hirshabele odayaasha hiraab ayaa sheegay in arintani tahay wax qaldan waxa ayna sabab ugu dhigeen in uu madaxweyne cusuble kor u soo qaadayo awooda beelaha xawaadle gaaljecel iyo gugundhabe oo maalmihii ugu danbeyey dood ka keynay in la saxo saami qeybsiga beelaha hawiye.

beesha hiraab ayaa ku doodeysa in dagmooyinka lagu soo kordhinaayo labada dowlad goboleed galmudug iyo hirshabele ay tahay arin ku hoboon in ay kawada tashadaan beelweynta hawiye si loo ilaaliyo awood qeybsiga beesha dhaxdeeda ah.

Arinta saami qeybsiga hawiye ayaa maalmahan dood culus ka taagneed waxaana marba marka ka danbeysa soo baxaayo arimo cusub iyada oo meel xaasaasi ahna marmarka qaar doodu gaareeyso.

Wararka U Dambeeyey

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...

Dhagaxii Ceel Cali Waxa Uu Dhulka Ku Soo dhacay 50,000 Sano Ka Hor!

Sida ay lagu ogaaday baritaano ay si wada jir ah u fuliyeen jaamacadda almaas ee magaalada Muqdisho iyo baarayaal...

Qof Walbo Waxa Uu Cadaalad U Raadinayaa Ikraan Tahlill Marka Laga Reebo Farmaajo

La taliyihii hore amniga ee Farmaajo, Xuseen Cali oo hadda madax ka ah machadka daraasaadka ee Hiraal ayaa sheegay...