Beesha Abgaal oo shaqsi caan ah u soo sharaxatay ra,isal wasaaraha dalka”aqriso magaca”

-

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]
Beesha Abgaal ayaa kamid ah beelaha hawiye ee loolanka xooggan ugu jira sidii ay ku heli lahaayeen xilka Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, iyaga oo markaan soo sharaxday shaqsi aad u caan ah.

Beesha ayaa soo sharaxatay Cali Maxamed Geeddi oo mar dalka kasoo noqday Ra’iisul wasaare, waxaana middaasi ay keentay hadal hayn aad iyo aad u badan.

Ilo lagu kalsoon yahay waxay sheegayaan in Geeddi uu isku diyaarinayo in xilkaasi loo magacaabo, walow siyaasiyiin badan ay dhankooda xilkaasi ka raadinayaan.

Habargidir, Abgaal iyo Murusade ayaa dhexda u kala xirtay sidii mid walbo ay ku heli lahayd xilka Ra’iisul wasaaraha, inkastoo Madaxweyne Farmaaajo uu arrintaasi aad uga fiirsanayo

Xogtan la helay ayaa marka laga soo tago Waxa jira Dadaalo dheraad ah oo ay wadaa beesha Sacad oo doonaysa in sanadkan ay ra,iisul ka nqodan somaliya waxana ay wataan Musharax Ahmed Macalin Fiqi in uu Noqdo Ra,iisul wasaraha cusub ee uu dhawaan soo magacaabi doono Madaxweynah Soomaliya
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]

Wararka U Dambeeyey

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...

Fahad Yaasiin Oo Si Aan La Dareemin U Qirtay Dilkii Ikraan Tahliil !

WARKA: Eedeysanihii ugu weynaa ee loo heystay dilka Ikraan Tahiil Fahad Yaasiin ayaa markii ugu horeysay si bablik ah...

Shiikh Sheegay In Israa’iil Ay Jinni U Isticmaasho Basaasidda Iiraan!

Xujutul-Islaam Naqiya Buurfar oo ah wadaad diimeed ahna ustaad jaamacadeed ayaa Tilifishinka Iiiraan ka sheegay in Israa'iil ay adeegsato...

Maxaa La Sameeyaa Markii Aadan Lacag Heysan?

in aad dareento baahi lacageed waa mushkilad caalami ah waana arin caadi oo dadka oo dhan ku dhacda ugu...

Muxuu Qirtay Muxuuse Inkiray Yaasiin Fareey

WARKA: Wareysi socday wax ka badan nus saac oo si bablik ah loo shaaciyey ayuu Yaasiin Fareey kaga hadlay...

RW Israa’iil Biniit Oo Yiri Waxaan Ku Dhownahay Burbur!

Ra'iisal wasaaraha Israa'iil Naftaali Biniit ayaa niyad xumo ka muujiyey mustaqbalka Yahuudda,waqti dalkaasi uu wajahaayo kala qeybsanaan baahsan oo...