Beesha Caalamka Oo Afka Gacanta Saartay..Hoos U dhaca Ku Yimid Taageerada Farmaajo

-

Ka dib Labo Sano oo xukunka haayey waxa uu hadda wajahayaa xaaladdii ugu adkeyd  waxaana hoos u dhac weyn uu ku yimid kalsoonadii ay ku qabeen shacabka,  dhawaan hey,adda IPSOS/Farsight Africa Research  ay shaacisay daraasad arimhaasi ifineysa.

Xaqiiqonews.com-Wararka Gudaha.

Xog uruurin iyo qiimeyn ay sameysay hay’adda IPSOS/Farsight Africa Research ayaa sheegtay in Madaxweyne Faraamjo shacabkiisa ka haysto tageero boqolkiiba 67 (67%) waaa sanadkan 2018 oo uu ku dhaw yahay sanad guuraddiisii labaad halka uu marka uu talada dalka qabtay uu haystay boqolkiiba 86 (86%).

Xogtan waxa ay muujineysaa in Madaxweyne Farmaajo  uu lumiyey taageerayaal badan mudadii 20-lii bilood ee uu talada haayey.

Mushkiladda luminta taageerayaasha ma ahan oo kaliya mid ku eg Farmaajo waxeyna arinta  saameysay Kheyre oo isna markii ugu horeysay la shaaciyey in uu lumiyey taageerayaal.

Ra’usl Wasaare Xassan Cali Kheyre waxa uu haystaa boqolkiiba 62%, waana sanadkan 2018 halka 2017 uu haystay boqolkiiba 83%

Wararka U Dambeeyey

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...

Dhagaxii Ceel Cali Waxa Uu Dhulka Ku Soo dhacay 50,000 Sano Ka Hor!

Sida ay lagu ogaaday baritaano ay si wada jir ah u fuliyeen jaamacadda almaas ee magaalada Muqdisho iyo baarayaal...

Qof Walbo Waxa Uu Cadaalad U Raadinayaa Ikraan Tahlill Marka Laga Reebo Farmaajo

La taliyihii hore amniga ee Farmaajo, Xuseen Cali oo hadda madax ka ah machadka daraasaadka ee Hiraal ayaa sheegay...