Beesha Daarood oo lakulantay guuldaradii ugu horeysay qorshahii siyaasadeed

La Wadaag Asxaabtaada

kulan si qarsoodi ah kaka dhacay magaalada qardho uu hogaaminaayeey isimada beelaha daarood oo hurmuud u ahaa boqorka beesha daarood ayaa lagaga arinsaday xaalada siyaasada dalka horaantii bishii maarso ee sanadkan ka dib doorashadii madaxweyne farmaajo kulankan ayaa lagu gorfeeyey sida ay beesha ku difaacan laheed kursiga madaxweynaha dalka oo xiligan ku fadhiyo nin beesha ka soo jeedo iyada aad loo lafaguray in beesha qorshiheedii siyaasada dalka ee ku dooneysay in madaxweyne cabdulaahi yusuf ka dib ay beesha daarood kali madax ka sii noqoto dalka arintaas ayaa lagu sheegay in ay doorweyn ka qaadatay kacdoonkii maxkamada islaamiga ahaaa iyo isbaheysigii dib u xoreynta ee jabuuti waxa ayna isla garteen in xiligaan loo baahanyahay in beesha kursiga ay markaan heshay lagu xaliyo una adeego sida ay gacanta beesha ugu sii jiri lahaa mudo fog waxa ay ku tookheen in beesha hadan leedahay labada maamul goboleed ee dalka ugu awooda badan iyo waliba madaxweynaha dalka taasina ay suuri gilin karto hadafka ay doonayaa intaa ka dib ayey beesha is tustay in muhiim ay tahay in ilaa saddex kursi waziiro muhiim u ah dalka laga dhigo beesha iyo in qeybaha beesha daarood oo idil ka qeyqaataan qorshahab waxaan madaxweyne farmaajo loo jeediyey qorshihii lagu gaaray qardho waxa uuna fuliyey qorshaha qeybta kaka aadaneyd ee magacaabista wasiirada ee beesha codsatay kuwaa oo kala ahaa
1.wasiirka arimaha gudaha waxaa la siisay beesha majeerteen waa waziir juxa waxaana laga sugayaa in uu fuliyo qorshooyin dhowr ah isiga oo ilaa hadan safarada ugu badan ku bixiyey puntland waxaa wey wasaaradiisa qorsheyn doontaa doorashada soo socota
2.wasiirka dastuurka oo isagana laga dhigay beesha leylkase oo wax badan oo doorashada ku xiran yihiin
3.wasiirka qorsheynta oo isaga tiro koobka iyo qaabeynata wax weyn ku leh
balse beesha ayaa lakulantay guuldaradii ugu horeysay ka dib markii uu c/raxman faroole ku guuldareysatay qabashada kursi ay beesha muhiim u argeysay qorshahana ku jira oo ah gudomiyaha dib u eegista dartuurka ee labada gole waxaana ku guuleystay nin si weyn ugu soo horjeeda qorshaha daaroodiisanka ah waa cabdi qeybtiide inkastoo ay reer abti u yihiin waxa uu aad kaka soo horjeedaa qabweynida beelaha daarood doorweyn waxa ku lahaa dagaaladii beelaha hawiye iyo daarood

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada