Beesha Habar gidir oo mooshin ka diyaarineyso madaxweyne Farmaajo(xog)

-

ilo lagu kalsoonan karo ayaa noo xaqiijiyey in kulamadii isdaba jooga ahaa ee beesha habar gidir ku yeelaneysay magaalada muqdisho iyo cadaado ee loogu arinsanaayey arimaha galmudug ayaa beesha waxa ay isku raacday in madaxweynaha dowlada federalka iyo raysulwasaarihiisa aysan dooneynin jiritaanka maamulka galmudug sidaasi dardeedna si loo xaliyo arimaha hadan ka taagan galmudug waxa ay beesha isku raacday in xildhibanada beesha ay bilaawaan ololo mooshin loogu keenayo madaxweyne farmaajo taa oo dhimi karto in culeysa galmudug dowlada ku heyso ka dayso una xuubsiibato difaacida mooshinka iyada ka dhanka ah.

sidoo kale beesha waxa ay isku raacday in hadii dowlada ay madaxweyne xaaf madaxtinimadiisa sharci daro ku tilmaanto in xildhiban tiro yar ayana ay abaabulaan ka dibna mooshinkeeyaan hadii laga qaban waayana ay sameyaan sida galmudug iyo hirshabelle ka dhac oo kale lana sheego in madaxweyne farmaajo kalsoonadii lagala noqday iyada oo arintaana beesha isku raacday in la hawiyeeyo(in arinta laga dhigo mid hawiye u taala) mana cade sida ay u suurgali karto arintaani

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...