Beesha Habargidir Mareekan waxa uu naga aarsanayaa wixii ceydiid ku sameyey

-

ka dib weerarkii bariire ee gobalka shabellaha hoose ee lagu xasuuqay shacabka soomaaliyeed ayaa odiyaasha dhaqanka beesha habar gidir oo shir ku yeeshay magaalada muqdisho waxa ay saxaafada u sheegeen in dowlada mareekan ay dooneyso in ay ka aar gududo beesha dagaalkii dhex maray mareekan iyo ceydiid dowlad goboleedka galmudug ayaa ka hadashay iyada oo sheegtay in dowlada soomaaliya laga doonayo in arintaan ay magdhow kaka keenta mareeganka waxay intaasi ku dareen in xasuuqii ciidamada galmudug logu keystay deeganka jeexdin ee gobalka mudug ilaa hada an magdho laga bixin

Wararka U Dambeeyey

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...

Dhagaxii Ceel Cali Waxa Uu Dhulka Ku Soo dhacay 50,000 Sano Ka Hor!

Sida ay lagu ogaaday baritaano ay si wada jir ah u fuliyeen jaamacadda almaas ee magaalada Muqdisho iyo baarayaal...

Qof Walbo Waxa Uu Cadaalad U Raadinayaa Ikraan Tahlill Marka Laga Reebo Farmaajo

La taliyihii hore amniga ee Farmaajo, Xuseen Cali oo hadda madax ka ah machadka daraasaadka ee Hiraal ayaa sheegay...