Dhageyso Codad:Beesha Madaxweyne Farmaajo Iyo Alshabaab Oo wada qorshe ay……………………………….

-

Warbixin laga sii daayey idaacadda alshabab ayaa soo bandhigtay codadka odayaal ka soo jeeda Beesha Sade ee degta gobolka Gedo iyagoo leh i” Max’med Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka nama matalo”

Kadib Kulan ballaaran oo u dhaxeeyay  Beesha Sade iyo alshabab ayaa lagasoo saaray go’aanno adag .
Kulankan waxaa isugu yimid mas’uuliyiin ka socota Hoggaanka Al Shabaab salaadiin,cuqaal,ganacsato iyo samadoono katirsna Beelweyne Sade Daarood.
Gaba gabadii kulanka waxaa laga soo saaray dhowr qodob oo ay isku afgarteen Xarakada alshabab iyo beesha Sade.

Dad ka yimid dhammaan magaalooyinka gobolka Gedo sida Buulo Xaawo, Baardheere, Buurdhuubo,Luuq iyo Ceel Cadde ayaa kulanka xaadir ku ahaa.

Bayaanka lagasoo saaray kulanka oo warbaahinta loo akhriyay ayaa lagu sheegay in Farmaajo uusan wax dan ah uheyn beesha iyo umadda Soomaaliyeed sida ay hadalka u dhigeen islamarkaana uu yahay dabadhilif u shaqeeya dowlado shisheeye.
Halkan ka dhageyso codka odayaasha oo idaacadda shabab la hadlay

Wararka U Dambeeyey

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...