Wararka aynu ka heleeyno magaalooyinka jowhar iyo baladweyne ayaa sheegaya shirar ay isugu imaadeen odayaasha beesha ujeejeen in ay si cad u qaadhaceyn dagmooyinka cusub ay dhawaan madaxweynaha hirshabele magacaabay.
Arintaan ayey beesha ku micneysay in uu yahay mid waxba kama jiraan ah maadaama sida ay ku doodeen uu madaxweynaha balanta ka baxay oo aheyd in uu magacaabo deegaanka jawiil, iyagoo ku eedeyey in uu magacaabay deegaan ee cidna daganeyn oo baraagta la yiraahda oo u dhaxeysa jawiil iyo feerfeer .
“Waxay aheyd arin lala yaabo markuu wasiirka ku sheega dabageed uu yiri feerfeerda dagmada ah waa deegaanka la dhihijiray baraagta oo hada loo bixiyey feer feer ee ma ahan feerfeerda xuduuda ah” sidaasi waxaa yiri mid kamid ah odayaasha beesha oo saxaafada la hadlay