Beesha Xawaadle oo u kala cararaysa Kursiga madaxweyninimada iyo cali xaalaka ku xun yahay

La Wadaag Asxaabtaada

wararka laga helaayo magaalooyinka jowhar iyo muqdisho ayaa sheegay in siyaasiyiinta iyo waxgaradka beesha xawadle ay bilaaweyn in ay ka arinsadaan xaalada siyaasadeed ee ka jirta magaalada jowhar iyo kursiga madaxtanimada ee bananaday ka dib markii ay xildhibanada baarlamaanka hirshabelle qaarkood ay sheegeen in kalsoonida kala laabteen madaxweyne cusuble wararka qaar ayaa sheegaya in beesha markan ku dadaaleyso in ay soo sharxaan cid kalsooni badan ku qabaan oo gudan kara xilka madaxweyne iyada oo ay cali ku sheegeen in markiisii hore garabb maray dhaqanka beesha danahiisana ka hor mariyey danaha beesha halka siyaasiyinta beesha ay qaar kood u xusul duubayaan in ay xilka madaxweyne ku guuleystaan ayaga oo bilaabay xooraansi iyo shukansi gaar gaar ah wixii warku soo kor lasoco goor dhow

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada