Bishaaro..Dadka Da’da Waa Laga Badbaadin Karaa Indhoolanimada

La Wadaag Asxaabtaada

Boqortooyada Biritan ayaa taageertay in daawada Brolucizumab loo adeegsado daweynta boqolaal kun oo reer Biritan ah kuwaasi la ila daran biyaha indhaha gala arintaasi oo dadka da’da ku keenta indhoolanimada.


XAQIIQO NEWS- SAYNIS

Daawadan cusub ayaa aragga u hagaajisay bukaano badan kuwaasi oo la dhibaateysnaa cudurkan aan xanuunka laheyn ee ilaa hadda aan daawada laheyn.

Sidoo kale Aqri: Qalab Dadka Aragga La’a Caawinaya Oo Soomaaliya Lagu Sameeyey

Warkani ayaa farxad u ah: dadyowga arimahan daneeyna ee ku nool gudaha Biritan kuwaasi oo lagu sheegay tiradooda 700 kun oo qofood, kuwaasi u badan dadka ka weyn 55 sano.

Waxaa la leeyahay daawada Brolucizumab dadkii lagu tijaabiyey kama aysan ilaalin oo kaliya arag beelka, sidoo kale daawada ayaa ka saaciday in aragooda uu soo hagaago.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada