Bishaaro: Wiilasha reer Baladweyne Gabdhaha Ugu qurxan Muqdisho ayaa idiin sugaya

-

muqdisho waa caasimadda soomaaliya waxa ayna martigelisaa gabdhaha ugu badan soomaaliya ee hal magaalo ku wada nool taasi oo ay u sii dheertahay marka la tixraaco warbxinadii iyo tiro koobyadii ugu dnabeyey ee ay sameyso qaramada midoobay ayaa waxa ay sheegeen in gobolka Benadir dadka ku nool boqolkiiba 53% seddex ay yihiin dumarka.

“gabdhaha ku nool muqdisho wey adagtahay in ay helaan guur magaalada dhexdeeda ah sidaa darteed had iyo jeer wax ay calafkooda iyo nasiibkooda ka raadiyaan facebook” sidaasi waxaa inoo sheegtay nafiso oo ka mid ah gabdhaha muqdisho.

“wlh wiilasha ugu badan ee aan qadka ka barto wax ay joogaan xamar laakin markii aad hoos ula sii sheegeysato waxa ay ku sheegayaan in gobol ka yimaadeen gaar aahaan wiilasha ugu badan ee isoo jiitay waxa ay ka yimaadeen baladweyne” ayey sii raacisay nafiso oo quus ka joogto in ay hesho wiil rer muqdisho asal ah in ay la hasaawdo.

waxyaabaha ugu badan ee furasada siinayaa reer hiiraan gaar ahaan reer baladweyne ayaa ah juqaraafi ahaan halka uu gobolka dhaco madaama uusan wax badan ka fogeyn muqdisho inkastoo labada shabeele ay kaga dhawyihiin caasimadda hadana dadka ku nool labada gobol ee shabeelaha dhexe iyo shabeelaha hoose waa beeraleey waxaana yar saameynta ay ku yeelaan karaan magaalo weyn sida muqdisho oo kala ah sidaa darteed reer baladweyne fursad ayey meel cidla ah ku heystaan.

Abdulaahi goomey waa arday ka yimid gobolka Gedo waxaa uuna aad ula yaabay dhaqdhaqaaqa iyo saameyenta ay reer baladweyne ku leeyhiin muqdisho waxaa uuna iiga sheegayeey tiro koob is barbar dhig ah oo ay sameeyaan isago iyo arday reer baladweyne ah.

Abdulaahi waxa uu yiri” waxaana la yaabay waxa aan tirkoob ku sameynay ardayada reer Gedo ee muqdisho wax ka barta iyada oo aan qabiil loo fiirinin waxaana isku darkeena aan noqonay 270 balse arinta aan aad ula yaabay waxa weeye reer baladweyn qolo ka tirsan oo ah qabiil gaara ah kulan ay iskugu yimaadeen waxaa ka soo qeyb galay 500 oo qof ka badan waliba dad ayaa maqnaa sida ay sheegeen”

Dhankooda gabdhaha reer baladweyne ayaa aad u diidan xifaaltankan cusub iyagoo ku beer jilacsanaya ragooda oraahyo ay ka mid yihiin”waxa taqaano guurso wax aad taqaano ha kuu dhalaan” iyagoo weydiinaya wiilasha su,aasha ah”qurux aad baladweyne ka weyseen xagee baa u raadineysaan”

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...