Labo bistoolad oo ka sameysan “Nayaazik”(meteorite ” cirka ka soo dhacay malaayiin sano ka hor , ayaa lagu soo bandhigay guriga Heritage Auctions ee ku yaalla gobolka Dallas ee Mareykanka.
Xaqiiqonews-Saynis/Tiknolaaji
Walxaha nayaazigta ah ee ay ka sameysanyihiin bistooladahan ayaa laga helay dalka Sweden sanadkii 1906, qaabka farsamadana waxa ay u egtahay bitolaada caanka ah Colt pistol oo la sameeyey 1911, taasi oo ka mid aheyd hubkii ciidanka Mareykanka ee Xiligaasi.
Sidoo Kale aqriso: Mareykanka-oo-isticmaalaya-tiknoolajiyad-dhacday-aqriso-ka-dib-dheh-run-ama been
Waxaa la sugayaa in Pistooladahan suuqa la keeno dhamaadka bishan, iyadoo lagu soo bandhigi doono qiimo lagu sheegay 1.5 Milyan oo doolar xabadiiba.
Qeybta hoose ka daawo muuqaalka