Biyo Kulul Oo Lagu Qubeystaa Ma dili Kartaa Fayrus Karoona

-

Baraha bulshada ayaa noqday goob dadka ay ka helaan macluumaad isbarbar yaacaya, kuwaasi oo quseeya xanuunkan sameeyey in ka badan ku dhawaad labo milyan oo qof.


Xaqiiqonews-Caafimaadka

Midka ka mid ah macluumaadyada qaldan ayaa oraneysa “hadii qofka ku qubeysta biyo kulul, waxaa dhimanaaya fayruska jirka saaran.

Hay’adda caafimaadka WHO ayaa sheegeysa in biyaha diiran ama xitaa kuwa aadka u kulal aysan jirkaadu ka reebi karin in uu ku dhaco fayruska Karoona.

WHO ayaa ka digeysa isticmaalka biyaha kulal, iyadoo oo sheegtay in biyaha kulul ay jirka ku sababi karaan gubnaasho ama xitaa in uu maqaarka gaaro dhaawac taasi oo sababeysa in jirka uu iska difaaci waayo noolayaasha yar yar ee ilama qabatada ah.

Hay’adda Caafimaadka aduunka ayaa dadka ku boorineysa in ay isticmaalan saabuun, gacamo dhaq haboon, iyo in aan la taaban afka iyo sanka si looga hortago fayruska Karoona.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...