Bukaan qaba Karoona Feyrus Oo Aargudasho Darteed Dad Qaadsiiyey

-

Baraha bulshada waxaa lagu baahiyey Muuqaal dhaqan xumo ah oo uu ku kacay mid ka mid ah bukaanada qaba karoona Feyrus, ka dib markii uu si ula kaca ugu qunfacay dhaqaatiirtii daweyneysay.


Xaqiiqonews-Wararka Dibadda

Bukaanka oo wajiga uu ugu xirnaa maaskaro ayaa si kadis ah iskaga qaaday maaskaraha, isagoo ka gadaal si ula kac ugu qunfacay labo ka mid ah dhaqaatiirtii howsha u wadday.

Bukaanka ayaa la sheegay in muddo afar maalmood uu la tacaalaayey qandho daran, waxaase dhacday in dhaqaatiirtu ay u sheegeen in daawo ku filan aysan oolin isbitaalka, taasi oo bukaanka ku riixday in uu sameeyo falkan aargudashada ah.

Dowladda shiinaha ayaa sheegtay in boqolaal qof ay u dhinteen xanuunka oo markii ugu horeysay ka bilowday magaalda Wuhan ee shiinaha,xanuunkan ayaana markii dambe ku fiday meelo badan oo dunida ah.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...