Burburka Doolarka..Barfasoor Ameerikaan ah Oo Sababta Sharxay

-

Barfasoor Mareykan ah ayaa sheegay in maalmaha u dhiman doolarka ay yihiin kuwo tirsan, isaga oo arimahaasi ku xoojiyey dhaqaala darrada laga dhaxlay Karoonaha, dhamaadka keydkii Mareykan iyo loolanka ganacsi ee Shiinaha iyo Mareykanka.


Xaqiiqonews-Wararka Dibadda

Warbixin lagu qoray Webseetka Ameerikaanka ah ee Bloomberg, ayaa waxaa ciwaan looga dhigay “burburka doolarka ee soo socda”, warbixinta dhaxdeeda ayuu Barfasoor Stephen Roach ka digay burbur ku socda qiimaha xaanshada doolarka, waxa uuna doodiisa ku xoojiyey dhowr sabab.

Doolarka Mareykanka ayaa horay ula dhibanaa baaba’ ku socday sanduuqa Keydka qaran Mareykanka, taasi oo iminka ay ugu sii darsantay mushkiladda dhaqaale ee Karoonaha, waxaa sii xigay saameynta dhaqaale ee Mareykanka uu ka dhaxlay dibad baxyada George Floyd.

Sidoo Kale Aqri..Mareykanka Oo Awoodiisa Gacantiisa Ku Burburinaya

Dhanka kale Khilaafka Shiinaha iyo Mareykanka ayaa kordhay, waana arinta soo dadjisay in laga dhawaajiyo “burburka Doolarka Mareykanka”.

Roach ayaa xusay in sanadkani 2020, uu hoos u dhcay Keydka qaranka 1.4%, taasi oo noqoneysa hoos u dhici ugu weynaa tan iyo sanadkii 2011.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Abi Axmed..15 Maalin Ayaan Ku Soo Ceshanay Wixii Tigreyga 5 Bilood Nooga Qabsadeen

Labadii maalin ee ugu dambeysay waxaa ciidanka Abi Axmed u suurtagalay in ay dib u soo ceshadaan 3 magaalo...

Muuqaal..Maxay Rakaabkan Diyaaradda U Riixayaan?

Muuqaal ka mid ah kuwa ugu cajiibsan, dalka Nepal waxaa baraha bulshada lagu baahiyey diyaarad ay rakaabka dabada ka...

Hadii Aad Aragto Riyooyinkan..Dhaqso Dhaqtar U Tag

Khubarro ka tirsan xarunta "Sleep cycle center" ee fadhigeedu yahay gobolka Teksas ee Mareykanka ayaa sheegay in riyada ay...

Dilka Shacabka Oo Lagu Tartamaayo!

Rasaasta ciidanka Df-ka ayaa dishay 3 qof oo shacab ah gudaha magaalada Muqdisho, halka gantaal hoobiye ah oo ...

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...