Buug Qofkii Aqrista Uu Dhimanaayo ….Ogow Sababta Iyo Waxa Ku Qoran !

-

buug Ciwaankiisu yahay  “The Shadows of the Walls of Death” oo micnaheedu tahay  “Hooska Darbiyada Dhimashada”  oo la alifay sanadka markuu ahaa 1863-kii, waxa uu ka mid yahay buugaagta ugu halista badan aduunka waliba waxaa intaasi u sii dheer  qofkii isku daya in uu aqrista wuu dhimanayaa !.

Sida lagu qoray mid ka mid ah Websiteyada internet-ka , sababta uu buugani dhimashada u sababa waxa ay tahay iyadoo qoraaga buugga uu jildiga buuga mariyey mid ka mid ah kimikooyinka Sunta ah ee wax dila oo loo yaqaan        “Arsenic”  kaliya jildiga ma ahane ,waxaa sunta la mariyey dhamaan boggaga uu ka koobanyahay buuga, oo dhan 86 bog.

Ka dib markii la ogaaday sirtan, waxaa la awooday in la aqriyo buugga balse qofka aqrisnaayo waxaa uu wajiga ku xiranayaa waxyaaba difaaca, sida Maskaro iyo Gloves.

Waxaana la sheegaa in laba nuskha {buug} oo kaliya laga daabacay buugan dunida oo dhan, waxaana mid ka mid ah labadan nuskha ay taalaa Mareykanka, gaar ahaan Jaamacadda Michigan ee gobolka Michigan.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...

3 Weedh La Dhibsado Oo Ay Tahay In Aad Iska Ilaaliso Marka Aad La Kulmeysa dadka

Waxaa kale oo loogu yeeri karaa "kalmadaha isticmaalka laga badiyey" ama erayo kale hadii aan ku sheegno "nahdii ayaa...