Buugaagtan Waxaa Aqrisan Jiray Usama Bin Laden#Arag Ciwaanadooda

-

Wargeyska “The Independent” ee ka soo baxa  Britain, ayaa faafiyey liiska buugaagta  ee uu akhrin jiray sheikh Osama bin Laden.

Sida laga soo xigtay wargeyska, Sirdoonka Maraykanku waxay heleen liis ay ku qoran yihiin buugaagta uu aqrinaayay Sheekh Osama bin Laden, waxeyna ka mid ahaayeen dukumiintiyada “Abbottabad.”

Si kastaba, Sirdoonka Maraykanka ayaa soo bandhigay dukumentiyada “Abbottabad”, oo laga helay dilkii Sheekh Laden sanadkii 2011.

Wargeyska ayaa waxaa  leeyahay ,  Dukmentiyada ayaa la helay ka dib markii ciidamada badda ee Mareykanka ayaa weerar ku qaadeen guriga Sheekh Osama bin Laden dhismaha Abbottabad ee Pakistan sanadkii 2011-kii . Qalabkaan waxaa lagu falanqeynayaa oo si tartiib tartiib ah u baaraya dowladda Mareykanka waxaana ciwaan looga dhigaya “The Books of Bin Laden.”

Kuwa soo socda ayaa ah liiska buugaagta Ingiriisiga ku qoran ee laga helay gurigiisa, intooda badan waxay la xiriiraan siyaasadda Maraykanka, dhammaantoodna waa digital mana ahan kuwu daabacan.

Handbook of International Law   W/Q: Anthony Ost

 

-Civil Democratic Islam: Partners, Resources, and Strategies    W/Q:Cheryl Benard

 

-Killing Hope: US Military and CIA Interventions since World War II      W/Q: William Bloom

 

-Rogue State: A Guide to the World’s Only Superpower           W/Q: William Bloom

 

-Necessary Illusions: Thought Control in Democratic Societies      W/Q: Noam Chomsky

Fortifying Pakistan: The Role of US Internal Security Assistance    W/Q: Christine Fair and Peter Chuck

 

Hegemony or Survival: America’s Quest for Global Dominance  W/Q: Noam Chomsky

America’s ‘War on Terrorism    W/Q:   Michael Chossudovsky

Conspirators’ Hierarchy: The Committee of 300         W/Q: John Coleman

New Political Religions, or Analysis of Modern Terrorism  W/Q: Barry Cooper

Guerilla Air Defense: Antiaircraft Weapons and Techniques for Guerilla Forces   W/Q: James Crabtree

 

New Pearl Harbor: Disturbing Questions about the Bush Administration and 9/11   W/Q: David Ray Griffin

Christianity and Islam in Spain 756–1031 AD  W/Q: Charles Reginald Haines

The Secret Teachings of All Ages   W/Q:  Manly Hall

Black Box Voting, Ballot Tampering in the 21st Century  W/Q: Biff Harris

The US and Vietnam 1787–1941          W/Q: Robert Hopkins Miller

Military Intelligence Blunders    W/Q: John Hughes Wilson

A Brief Guide to Understanding Islam   W/Q: Ih Ibrahim

International Relations Theory and the Asia-Pacific  W/Q:  John Eikenberry and Michael Mustandano

The Rise and Fall of the Great Powers     W/Q: Paul Kennedy

In Pursuit of Allah’s Pleasure   W/Q: Assem Abdel Majid, Essam El-Din iyo Dr. Nagih Ibrahim

The 2030 Spike     W/Q:  Colin Mason

America’s Strategic Blunders    W/Q:  Willard Matthias

Secrets of the Federal Reserve    W/Q: Eustace Mullins

Unfinished Business, US Overseas Military Presence in the 21st Century    W/Q: Michael O’Hanlon

Confessions of an Economic Hit Man    W/Q: John Perkins

The Best Democracy Money Can Buy     W/Q: Greg Palast

Bounding the Global War on Terror    W/Q:  Jeffrey

Al-Qaeda’s Online Media Strategies: From Abu Reuter to Irhabi 007    W/Q:  Hanna Rogan

Crossing the Rubicon   W/Q:  Michael Robert

Imperial Hubris   W/Q:  Michael Scheuer

Checking Iran’s Nuclear Ambitions  W/Q:  Henry Sokolsky and Patrick Clauson

The Taking of America 1-2-3     W/Q: Richard Sprague

Bloodlines of the Illuminati    W/Q: Fritz Springinger

-The Best Enemy Money Can Buy    W/Q:  Anthony Sutton

-Oxford History of Modern War   W/Q:    Charles Townsend

-Obama’s Wars    W/Q:  Bob Woodward

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...