Caawi Walaalkaaga la Dhibaateysan Xanuunkan Halista ah

La Wadaag Asxaabtaada

Cali maxamed axmed oo loo yaqaanay cali jeereey waa 49 jir ah, wuxuu ka yimid baadiye dhuunta ayeey uga taallay buro muddo ka badan 14 sano.

laakiin iminka ayeey aad u weeynaatay, magaalada muqdisho isbitaalla badan ayuu tagay uguna danbeeyey digfeeer dhamaantood waxa ay iksu raceen in xanuunka yahay mis halis ah waxa ayna ka cabsadeen inay qaliin ku sameeyaan.

Xalka kaliya ee Cali jeerey horyaala ah ayaa ah in dibadda loo qaado balse cali ma ahan nin wax heeysta waa nin xoolihii uu lahaana abaaraha ka laayeen.


Hadaba waa kiis u baahan caawin ,waxaan idinka codsanayaa in loo gurmada Walalaalkaasi dhibaateysan

Tell: 252-61-8016648

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
Like
Like Love Haha Wow Sad Angry
La Wadaag Asxaabtaada