Caddeymo DNA oo Sheegaya In Hitler Uu Soomaali Ahaa!

-

Adolf Hitler Waxa uu ahaa siyaasi reer Jarmal ah, waxa uuna hogaamiye u ahaa xisbigii Naaziga, balse sanadkii 2010 baaritaano DNA oo la sameeyey ka dib, ayaa waxaa la helay macluumaad dadka ka yaabiyey

Xaqiiqonews-Caafimaad

“Natiijada ka soo baxday baaritaanka waa mid layaab leh” ayuu yiri Ronny Decorte, oo ah saynisyahan ku takhasusay Cilmiga Hiddaha iyo Dhaxalka(Genetics).

Hitler ayaa lagu sheegay in uu asal ahaan ka soo jeeda Dadyowga BERBER ee dagan Afrika, gaar ahaan Marooko, Aljeeriya,Tuunis iyo Soomaaliya.

Sawirka Hitler oo Xiran Dharka BERBER-yiinta

Bishii Janaayo 2018 waxaa Youtube-ka la soo geliyey muuqaal ciwaan looga dhigay “Was Hitler Somali? ” oo micnaheedu tahay “Hitler ma Soomaali buu ahaa?

Hadii la tixraaco Macluumaadkani, Hitler oo ahaa ninkii gubay qeyb ka mid ah afar qeyb yahuudda, waxaa uu noqonayaa muwaadin Soomaali oo darajada Labaad ah.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...