Cajiib: Haweeney Geerida ninkeeda ka Maqashay Idaacadda#Aqriso dhacdo yaab leh

La Wadaag Asxaabtaada

Haweeney 37 jir oo u dhalatay Ingiriiska laguna magacaaabo Catherine Wilcox ayaa dhawaan ka maqashay geerida ninkeeda raadiyaha(idaacadda) sida ay qortay jariidada daily mail.

Catherine ayaa tiri iyadoo ka hadleysay dhacadadani”waxaan ka soo laabtay shaqadeydii Isbitaalka waxaana ku soo jiiday guriga markii aan idaacadda ka maqlay in shil gaari uu sababay dimashada ha qof”.

Catherine ayaa cadeysay in xaqiiqada sugeysay ay aheyd in markii ay guriga timid ay ogaatay in ninkeed u ahaa ninkii ay idaacadda ka maqashay iyadoo imaanshaheeda gurigaba la kulantay Boliis ku sii sugaayey guriga si ay ula wadaagaan dhacdadan.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada