CAJIIB:Diyaarad kacday Iyadoo Sitay Hal Qof Oo Rakaab ah sabab Cajiib ah Darteed

-

Haweeney Mareykan ah ayaa ku guuleysatay fursad cajiib ah oo ah in ay noqotay hal qof oo rakaab ah kaliya kaasi oo saarnaa diyaaradan oo ka soo kacday Newyork kuna sii jeeday Washinton.

Haweeneydan ayaa baahisay muuqaalkeeda iyada oo kaligeed dul saaran diyaarad hawada ku jirta oo ku soo socota caasimada Washington.

Sheekada oo faafaahsan ayaa ah in Beth Firstg ay ku guuleysatay fursadan ah in ay noqoto rakaab iyada kaligeed ka dib qalad dhacay oo looga kansalay{joojiyey} duulimaadkeedii ay iyada ku qorneed.

“Qaladka dhacay ayaa waxa uu ahaa in shirkadii duulimaadka ay ogeysiisay rakaabka in diyaaradoodii la badalay oo mid kale loo diyaariyey hase ahaate aniga maanan maqlin ogeysiiska sababtoo ah guriga aabhey oo goobta ka ag dhaw ayaan ku maqnaa markii aan imaadayna waxaan gudaha u fadhiistay diyaarad ay leeyihiin ciidmada cirka markii ay diyaaradii kacday ayaan ogaaday in aan kaligey ah oo diyaarada cid kale ila saarneen” ayey tiri Beth Firstg oo saxaafadda lahadashay.

Waxeyna intaasi ku dartay “Inkastoo safarka uu ahaa mid gaaban hase ahaatee waxa uu ahaa safar ka duwan safaradii aan galay noolasheyda”.

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...