Calaamad Lagu Arkay Gacanta Kim Jong, Oo Sheegtay Sababtii Loo Waayey

-

Wargeys ka soo baxa Biritan ayaa shaaca ka qaaday sawirka hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un oo dhawaan soo muuqday ka dib markii uu saxaafadda ka maqnaa 20 maalmood.

Xaqiiqonews-Wararka Dibadda

Khuburo caafimaad oo ka socday Mareykanka ayaa sheegay in calaamadda lagu arkay gacanta hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong, ay muujineyso in hogaamiyaha lagu sameeyey qaliin xagga wadnaha ama qaliin dhanka halbowlayaasha ah.

Wargeyska Daily mail ayaa horay u shaaciyey in hogaamiyaha kuuriyada Waqooyi uu dhoola cadeynaayey markii uu xarigga ka jaraayey warashad lagu farsameeyo kiimikada bacriminta dhirta, taasi oo u muuqatay in hogaamiyaha uu isku dayaayey in uu dadka u muujiyo xaalkiisu in uu wanaagsanyahay.

Warar badan oo kutiro kuteen ah ayaa la isla dhaxmaray ka dib markii Kim Jong un laga waayey xaflad dabaaldag oo lagu maamuusaayey asaasihii koowaad ee xisbiga shuuciga ee Kuuriyada waqooyi Kim Il-sung

Wararka U Dambeeyey

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...

Fahad Yaasiin Oo Si Aan La Dareemin U Qirtay Dilkii Ikraan Tahliil !

WARKA: Eedeysanihii ugu weynaa ee loo heystay dilka Ikraan Tahiil Fahad Yaasiin ayaa markii ugu horeysay si bablik ah...

Shiikh Sheegay In Israa’iil Ay Jinni U Isticmaasho Basaasidda Iiraan!

Xujutul-Islaam Naqiya Buurfar oo ah wadaad diimeed ahna ustaad jaamacadeed ayaa Tilifishinka Iiiraan ka sheegay in Israa'iil ay adeegsato...

Maxaa La Sameeyaa Markii Aadan Lacag Heysan?

in aad dareento baahi lacageed waa mushkilad caalami ah waana arin caadi oo dadka oo dhan ku dhacda ugu...