Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

-

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado sheegeya wadna xanuun.


XAQIIQO NEWS – CAAFIMAAD

Dhaqtarka oo la hadlay Express ayaa sheegay in calaamadahan qofka uu isku arki karo muddo ka hor inta uusan arkin wadna xanuun.

Qofka ayaa dareemaya dhabar xanuun iyo calool xanuun oo ay wehliyaan awood yari xagga dulqaadka ah.

Marka laga hadlaayo wadno xanuunka, dadku badanaa waxa ay yaqaanaan calaamadaha guud, sida neefta oo gaabata, xabad xanuun iyo lallabo,waxaana dhacda in aynaan xisaabtaba ku darsan dhabar xanuunka.

Hase ahaatee khubarrada waxa ay xiriirinayaan dhabar xanuunka iyo wadna xanuunka, gaar ahaan marka qofka uu dareemaayo dhabar xanuun markii uu jimicso sameeyo balse uu nafisaayo marka uu nasto, taasi waxa ay digniin u noqon kartaa in uu jiro wadna xanuun.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...