Canug Sheydaan Ah Oo Caloosha Hooyadiis Buuq Ka Kiciyey

La Wadaag Asxaabtaada

Labadan Waalid ah ayaa aad ula fajacay sawirka canugooda caloosha ku jira ee la filanaayo in uu dhasho, ka dib markii hooyada Kombiyuutar la saaray.


Xaqiiqonews-

Sawirka :Cunag Sheydaankan”-sida ay hooyada hadalka u dhigtay- ayaa lagu faafiyey baraha bulshada.

Hooyadan Kashaantida ah oo da’deedu lagu sheegay (17 jir) ayaa baahisay labo sawir oo laga soo qaaday canugeeda uur ku jirka ah, hooyada oo sawiradan ku baahisay Facebook ayaa ku soo dul qortay “Caruurta badanaa waa ay iska qariyaan kaamirada, bal eega cunugteyda Sheydaanka ah.

Sidoo Kale Aqri: Maxey Kabo La’aantu Ilmaha Muhiim ugu Tahay?

Hooyada ayaa intaasi raacisay “Waxa ay iska aheyd caadi, laakin markii Kombuyuutarka la saaray indhaha ayey kala furtay weyna dhoola caddeysay waan jeclahay cunugtan sheydaanka ah.

Sawirkan waa “Cunug sheydaanka” lagu baahiyey baraha bulshada
FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada