Carro Ka Dhalatay Faraantigii Nabiga SCW Oo Loo Hadiyeey Fanaanad Masaari ah

La Wadaag Asxaabtaada

Soo dhaweeyntii loo sameeyey Sumaya Alkhashaab ee gudaha Sacuudiga ayaa waxaa ka dhashay dhaleeceyn iyo Canbaareyn  ay is dhhaafsadeen dadweynaha Baraha Bulshada.

Xaqiiqonews-Wararka Dibadda

Fanaanadda reer Masar, Sumaya Al-khashab ayaa loo hadiyeeyey Faraantigii Nabi Muxamed SCW, iyadoo sababtuna lagu sheegay heesteeda Cusub!!!

Gabadhan oo sidoo kale filimada jisha ayaa tuwiterka ku baahisay muuqaal ku saabsan xafladii soo dhaweynta ee loo sameeyey, iyadoo sheegtay in ay ku faraxsantahay soo dhaweynta iyo imaatinkeeda Sacuudiga.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada