Caruur Iyo Ciroole Ciida Ciida Ciida Oo Ciida Oo Ciyaara

-

Dowladda Soomaaliya ay soo saartay go’aanka ah in birri oo ku beegan 4 juun Maalin Talaado ay tahay Maalinka koowaad ee Ciidda.

Xaqiiqonews-Wararka

Waddamo badan oo Islaam ah ayaa ku dhaawaqay in Talaadada ay tahay maalinka koowaada ee ciidda.

Dowladaha ilaa hadda ku dhawaaqay waxaa ka mid ah Sacuudiga, Masar, Kuweyt iyo Imaaraatka.

Dhanka kale Alshabaab ayaa Ku dhawaaqay in birri ay tahay maalinka koowaad ee Ciidda, waxaana si rasmi ah birri looga ciiday goobaha ay Alshabaab maamulaan.

Wararka qaar ayaa sheegaya in bisha laga arkay magaalada Baraawe ee gobolka shabeelaha Hoose, sidoo kale bisha ayaa laga arkay Buurhakabo oo ka tirsan Bay, iyo degaano ka tirsan Bakool iyo Jubbooyinka

Ugu Dambeyntii Shabakadda Xaqiiqonews waxa y ku leedahay aqristayaasheeda “Annaguna ciidne idinkuna ciida”

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...