Baraha Bulshada

Iska Jir..Calaamadahan Waxa Ay Muujinayaan In Uu Kansar Jiro !

Kansarka aad ayuu u baahay dunida oo dhan, gaar ahaan dowladaha galbeedka, waxaana sababayaasha ka mid ah wasaqowga hawada ee ka dhasha qiiqa baabuurta,...

Muuqaal..Deegaanka Amxaarada Oo Tijaabiyey Gantaal Gacan Ku Sameys Ah

Ardayda jaamacadda Debre Tabor ayaa tijaabisay gantaal roket ah oo gacan ku sameysan, tijaabadan oo ah tii labaad oo nooceeda ah oo ay jaamacadda...

Ciidanka Yukrayn Oo Ku Heesaya Furanta Hore Ee Dagaalka..Maxaa Isbadalay?

Dagaalka Yukrayn ee iska caabinta ah kaasi oo ay ku wajahayaan ciidanka Ruushka suurtagal ma noqon laheyn hadii aysan jiri lahayen daroonta turkiga...

Hargeysa..Hantidii Oo Qashin Isku Badashay!

Magaalada Hargeysa ayaa martigelisay mid ka mid ah waqtiyadeedi ugu xumaa iyada oo dab qabsaday dambasna uu u badalay suuqii ugu weynaa guud ahaan...

Wey Iga Faa’ideysteen..Rayaan Aabihiis Oo Dacwo Ka Ah Qoladan

Khaalid Oraam oo ah aabaha dhalay wiilkii marookaanka ahaa ee ceelka dhacay ee Rayaan ayaa digniin ka soo saaray kooxo qowleysata kuwaasi oo ka...

Muuqaalkii Ugu Horeeyey Ee Yuutuub Oo Gaaray 10 Bilyan

Hees caruureed ayaa noqotay muuqaalkii ugu horeeyey oo la soo dhiga barta muuqalad Yuutub kaasi oo gaara 10 Bilyan. XAQIIQO NEWS- MUUQAALO Heesta "Baby sharka Dance"...

Cilmi Ahaan..Waa Maxay Waxa Barafka U Eg Ee Lagu Arkay Xeebta Liido?

Muuqaalo iyo sawirro laga soo qaaday xeebta Liido subaxnimadii hore ee Axadda ayaa lagu arkayaa waxyaalo xunbo ah oo u muuqda sida barafka. XAQIIQO NEWS-...

Shiikha Azhar Oo Masiixiyiinta Ugu Hambalyeeyey Ciidda Kirismiska !

Sheekha Azhar ee lagu magacaabo Axmed Dayib ayaa maalintii khamiista 30 Dismeebar masiixiyiinta ugu hambalyeeyey ciidda kirismiska. XAQIIQO NEWS- BARAHA BULSHADA Shiikha Azhar oo hambalyada ku...

Wararka U Dambeeyey

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu ogaaday in indhahu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...