CAYAARAHA

Sawir Run Ah..Murqaha Maxamed Salaax Ooo Dood Dhaliyey!

Intii lagu guda jiray ciyaar ka tirsaneyd horyaalka Ingiriiska taasi oo shalay dhax martay kooxaha Liferbuul iyo Kiristal Baalas, Maxamed Salaax ayaa soo...

Falanqeyn..Ciyaartii Soomaaliya Iyo Cumaan

Ciyaar ka tirsaneyd ciyaar dhamaadyada loogu gudbaayo Koob Fifa Arab Cup ayaa dhax martay xulalka Soomaaliya iyo Cumaan, kulankaasi oo ku soo dhamaaday 1-2...

Diego Maradona Oo Ku Geeriyooday Tigre!!

Ciwaanka hore ee wararka waxaa qabsaday geerida dag daga ah ee ku timid laaciibkii reer Arjentina Diego Maradona, oo galabnimadii arbacada wadna xanuun u...

FIFA Oo Garoon Caalami Ah U Aqoonsatay Stadium Muqdisho

Qoraal ka soo baxay xiriirka kubadda cagta aduunka ayaa Studio Muqdisho Loogu aqoonsaday garoon caalami ah oo martigelin kara dhammaan heerarka kala duwan ee...

Markani Lama Xasdi Karo Gabdhaha Soomaaliyeed

Gabadha qaxootiga ah ee Soomaaliyeed Jawaahir Rooble ayaa beryahan dambe qabsatay baraha bulshada aduunka ka dib markii ay noqotay gabadhii ugu horeeyey ee xijaaban...

Messi Oo Go’aan Kadis Ah Qaatay..Waji Gabaxii Barcelona Ka Dib

Warbaahinta Isbaanish ah ayaa qoraalo ka qoray go'aan ka tagis ah oo uu xiddiga reer Argentina ka qaatay kooxda Barcelona. XAQIIQO NEWS-CIYAARAHA Sida ay ka dhawaajisay...

Laacibkii Qunfaca Waxa Uu Qaadanayaa Rooso

Kaarka cas ee loo yaqaan roosada, waxaa la siin doonaa laacibkii ku qunfaca laacib kale ama garsooraha hortiisa. Xaqiiqonews-Ciyaaraha Hay'adda caalamiga ah ee kubadda cagta FIFA,...

Lacagta Intan La Eg Ayuu M. Salaax Ugu Deeqay Tuuladii Uu Ku Dhashay

Laacibka reer Masar, ahna xiddiga kooxda ingiriiska ka dhisan ee Liveropool, Maxamed Salaax ayaa ku deeqay lacag dhan 38 kun oo doolar , si...

Wararka U Dambeeyey

Qadar Oo Ka Niyad Jabsan Sida Mareykanka Uga Aamusanyahay Dalabkeedii Beeca Diyaaraha

Sida ay daabacday majaladda "Wall Street Journal" ee Ameerikaanka ah dowladda yar ee gacan carbeed dhacda Qadar ayaa ka...

Falanqeyn..Icj Waxa Ay Sameysay Xal Mise Xaq

Maxakmadda cadaaladda QM ayaa go'aan ka soo saartay muran badeedka Soomaaliya iyo Kenya, go'aanka Maxkmadda ayaana ahaa mid...

Maxaa Dhici Kara Go’aanka Icj Ka Dib?

Sida balantu tahay go'aanka maxkamadda Icj ee ku saabsan muran Somaaliya iyo Kenya ayaa lagu dhawaaqi doonaa maalinta taladaada...

Imaaraatka Oo Iktishaaf Cusub Ku Sameeyey Meeraha Mars

Madax sare oo ka tirsan dowladda Imaaraatka ayaa baraha bulshada ku baahiyey iktishaafaat cusub oo Misbaarka Rajada ee Imaaraatka...

Safiirka Sacuudiga Ee Soomaaliya Waa Soomaali!

Dowladda Sacuudiga ayaa safiirkeeda Soomaaliya u magacaawday Axmed Maxamed Oo ka mid ahaa muwaadiniinta Soomaaliyeed Ee Sacuudiga ku nool. XAQIIQO...