ISBAR-HORUMARINTA NAFTA

Lacag Waa Gacal!

Qoraalkani waxaan u hadiyeynayaa dhammaan "mucaashiqiinta lacagta", waxaan isku dayi doona qoraalka dhaxdiisa in aan jawaab u raadino su'aalaha loogu weydiiska badan yahay marka...

Siigada.. Xumaan Mise Xal?

Dhaqanka "Siigeysiga" waa ficil laga wada siman yahay, waxaana sameeya dhammaan dadyowga dunida, diin, dhaqan, iyo midib walbo oo ay leeyihiin. XAQIIQO NEWS- HORUMARINTA...

Cilmi Ahaan Ma Run Baa “Nin Meel U Cadahay Meeli Ka Madow”

Maalin maalaha ka mid ah nin la oran jiray Obi Wan Kenobi ayaa kula taliyey saaxibkiis Luke Skywalker "waligaa ha aaminin indhahaada, maxaa...

Halkan Aqri..Hadii Aadan Buug Aqrisan Sanadka 2020

Waxaan qiyaasayaa in aad horay go'aansatay in aad buugaag aqriso, laakiin aadan wili kala furin xitaa hal bog, ama waxa ay u badan tahay...

Maxay Muhiim U Tahay In Aad Daneyste Noqotid!

Hadii aadan daneyn karin naftaada, suurtagal ma ahan in aad daneysid "dadka kale", waa halka ay Soomalidu tiraahdo "tiisa daneeyaa tu kale ku dara". XAQIIQO...

5-ta Su’aal Ugu Muhiimsan Marka Aad Ku Jirto Wareysi Shaqo..Arag Jawaabahooda

Warbixintani waxa aan tooshka ku iftiimin doonaa su'aalaha ugu adag ee badanaa ay la kulmaan dadka marka ay ku jiraan wareysi shaqo. XAQIIQO NEWS- HORUMARINTA...

Wax Dadka Aduunka Dhan Heystaan Balse Soomaalida U Baahaanyihiin!

Qormadani waxa ay ka jawaabi doontaa hal xiraalahan "Shay ay dadka aduunka oo dhan heystaan, Soomaalidan u baahanyihiin, hadii aad cuntana aad...

Maanta Ka Dib Qof Dambe Ha Dhihin “Sidee Tahay”

Khubarada ku takhasusay xirfadda wada xiriirka dadka waxa erayadani ku micneeyeen "kuwa khasaaro ah" madaama qofka weydiinaya uusan sugeynin jawaab sax ah, halka qofka...

Wararka U Dambeeyey

Qadar Oo Ka Niyad Jabsan Sida Mareykanka Uga Aamusanyahay Dalabkeedii Beeca Diyaaraha

Sida ay daabacday majaladda "Wall Street Journal" ee Ameerikaanka ah dowladda yar ee gacan carbeed dhacda Qadar ayaa ka...

Falanqeyn..Icj Waxa Ay Sameysay Xal Mise Xaq

Maxakmadda cadaaladda QM ayaa go'aan ka soo saartay muran badeedka Soomaaliya iyo Kenya, go'aanka Maxkmadda ayaana ahaa mid...

Maxaa Dhici Kara Go’aanka Icj Ka Dib?

Sida balantu tahay go'aanka maxkamadda Icj ee ku saabsan muran Somaaliya iyo Kenya ayaa lagu dhawaaqi doonaa maalinta taladaada...

Imaaraatka Oo Iktishaaf Cusub Ku Sameeyey Meeraha Mars

Madax sare oo ka tirsan dowladda Imaaraatka ayaa baraha bulshada ku baahiyey iktishaafaat cusub oo Misbaarka Rajada ee Imaaraatka...

Safiirka Sacuudiga Ee Soomaaliya Waa Soomaali!

Dowladda Sacuudiga ayaa safiirkeeda Soomaaliya u magacaawday Axmed Maxamed Oo ka mid ahaa muwaadiniinta Soomaaliyeed Ee Sacuudiga ku nool. XAQIIQO...