XAQIIQO NEWS, sababo jiro awgood waxa ay joojisay dhammaan wararkii iyo warbixinadii ay soo daabici jirtay.
Aqristayaasheena waxa ay sii aqrisan karaa xogaha iyo macluumaadkii hore ee keydka webka ku jira ilaa dhammaadka sanadkan markaasi oo aan gabi ahaanba dajin doono dhammaan xogaha ku jira halkan.
Waxa aan ogeysiiskan u soo gudbineynaa si aan aqristayaasheena uga tagin annaga oo aan dhihin “Nabadeey”.
Hadii aad dooneyso in aad na soo gaarsiiso fikirkaada ku aadan “go’aanka” , waxa aad fariimahaada noogu soo gudbin kartaa Email-lada hoose, waan aqrin doonaa fariin walbo oo na soo gaarta.
Xaqiiqonewsteam@gmail.com ama laxariir@xaqiiqonews.com