Layaabka Dunida

Faallisada Indhoolaha Ah Baba Vanga Maxay Sheegtay Oo Dhacaya 2/22/2022?

Haweeneyda caanka ku ah faalka ee Rer Bulgeria Baba Fanga ayaaa sii sadaalisay in aduunka ay abaar ka dhici doonto 2/22/2022 iyo sidoo kale...

Waa Uu Hurday.. Ka Dib Waxa Uu Is Arkay Isaga Oo Dal Kale Jooga!

Mid ka mid ah shaqaalaha qaabilsan boorso qaadista oo ka howlgala madaar Hindiya ku yaalla ayaa si kadis ah isku arkay isaga oo joogo...

Muuqaal..Maxay Rakaabkan Diyaaradda U Riixayaan?

Muuqaal ka mid ah kuwa ugu cajiibsan, dalka Nepal waxaa baraha bulshada lagu baahiyey diyaarad ay rakaabka dabada ka riixayaan goob diyaaradaha ay ku...

Daawo..Yaxaas Laqay Diyaarad Drone Ah!

Yaxaaskan oo ku sugnaa haro biyood ku taala magaalada Darwin ee waqooyiga dalka Ustareeliya ayaa liqay diyaaradda xilli ay filim duubeysay. XAQIIQO NEWS- MUUQAAL Sida ay...

Daawo..Gabar Si Cajiib Ah Kaga Badbaaday Shil Tareen

Baraha bulshada gaar ahaan janaal youtube laga leeyahay dalka Holand ayaa lagu baahiyey muuqaalka haweeney si dirqi ah kaga badbaaday shil tareen xilli ay...

Xagee Iskaga Egyihiin Waraabaha Iyo Aadanaha?

Dhowr mar, daraasadaha waxaa lagu soo daabacaa isku ekaansho xaywaan iyo bani'aadam , hase ahaae markani isku ekaanshaha la shaaciyey waa mid macquul aheyn.....

Daawo..Dhaqtar Naag Kaga Umulisay Qaab Online Ah!

Dhaqtarad Kanadiyana ah ayaa ka umulisay haweeney iyada oo adeegsaneysa Lambarka gaaban ee 407, sheekada ayaana ka dhacday magaalada Toronto. XAQIIQO NEWS- LAYAABKA DUNIDA Dhaqtarka...

Waxa Ay Ku Guuleysatay 2.5 Milyan Oo Doolar..Maantase Macaawino Ayey Ku Nooshahahy

Waxaa muuqata xaqiiqada oraahda ah "wixii si fudud kugu soo gala si fuded ayey ku baxaan", arintan waxa ay ku dhacday gabadhii...

Wararka U Dambeeyey

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu ogaaday in indhahu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...