SAYNIS

Imaaraatka Oo Iktishaaf Cusub Ku Sameeyey Meeraha Mars

Madax sare oo ka tirsan dowladda Imaaraatka ayaa baraha bulshada ku baahiyey iktishaafaat cusub oo Misbaarka Rajada ee Imaaraatka uu ka sameeyey meeraha gaduudan. XAQIIQO...

Daraasad Shaaca Ka Qaaday Faa’idooyinka Shumiska

Shumiska ama dhunkashada waxaa lagu tilmaamaa waxyaabaha asaasiga ah ee muhiimka u ah ban'aadamka. waana qaab qof uu ku soo bandhigo jaceylka uu u...

Caafimaad Ahaan.. Xagee Fiican In Habeenkii Taleefoonka La Dhigo?

Anton Yastrebov oo ah agaasimaha machadka "Life Space Ecology" ayaa shaaca ka qaaday in ay haboon tahay qofka uu taleefonada ismaartiga ah dhigta meel...

Sidee Hoos Ugu Dhigi Kartaa Dhiig Karka Daawo La’aan?

Dhaqaatiir caafimaad oo ka tirsan jaamacadda "Mayo Clinic" ee ku taala Mareykanka ayaa tilmaamay hab fuddud oo qofka uu hoos uga dhigi karo dhiig...

Saynisyahanada Oo ku Dhaw In Ay Xal U Helaan “Seddex-Xagalka Sheydaanka”

Seddex xagal sheydaanka oo sidoo kale loo yaqaan "Bermuuda", oo dhaca dhanka waqooyi ee badweynta Atlaantikada ayaa madax wareer ku noqday culimada sayniska,...

Video..Maxay Yihiin Waxa Cajiibka Ah Ee Lagu Arkay Cirka Mars ?

Kaamirada markab-xiddigeedka NASA ee lagu magacaabo "rover perseverance" ayaa meeraha deriskeena ah ee Mars ka soo duubtay muuqaalka wax cajiib ah oo lagu...

Maxaa Iska Badala Caqliga Dadka Karoona Ka Bogsaday?

Saynisyahano ku sugan London iyo jaamacada Kaambariij (Cambridge University) ayaa shaaca ka qaaday hoos u dhac weyn oo ku yimaada caqliga iyo garaadka dadka...

Xagee Iskaga Egyihiin Waraabaha Iyo Aadanaha?

Dhowr mar, daraasadaha waxaa lagu soo daabacaa isku ekaansho xaywaan iyo bani'aadam , hase ahaae markani isku ekaanshaha la shaaciyey waa mid macquul aheyn.....

Wararka U Dambeeyey

Qadar Oo Ka Niyad Jabsan Sida Mareykanka Uga Aamusanyahay Dalabkeedii Beeca Diyaaraha

Sida ay daabacday majaladda "Wall Street Journal" ee Ameerikaanka ah dowladda yar ee gacan carbeed dhacda Qadar ayaa ka...

Falanqeyn..Icj Waxa Ay Sameysay Xal Mise Xaq

Maxakmadda cadaaladda QM ayaa go'aan ka soo saartay muran badeedka Soomaaliya iyo Kenya, go'aanka Maxkmadda ayaana ahaa mid...

Maxaa Dhici Kara Go’aanka Icj Ka Dib?

Sida balantu tahay go'aanka maxkamadda Icj ee ku saabsan muran Somaaliya iyo Kenya ayaa lagu dhawaaqi doonaa maalinta taladaada...

Imaaraatka Oo Iktishaaf Cusub Ku Sameeyey Meeraha Mars

Madax sare oo ka tirsan dowladda Imaaraatka ayaa baraha bulshada ku baahiyey iktishaafaat cusub oo Misbaarka Rajada ee Imaaraatka...

Safiirka Sacuudiga Ee Soomaaliya Waa Soomaali!

Dowladda Sacuudiga ayaa safiirkeeda Soomaaliya u magacaawday Axmed Maxamed Oo ka mid ahaa muwaadiniinta Soomaaliyeed Ee Sacuudiga ku nool. XAQIIQO...