Wararka Dibadda

Qadar Oo Ka Niyad Jabsan Sida Mareykanka Uga Aamusanyahay Dalabkeedii Beeca Diyaaraha

Sida ay daabacday majaladda "Wall Street Journal" ee Ameerikaanka ah dowladda yar ee gacan carbeed dhacda Qadar ayaa ka walaacsan jawaab la'aanta Mareykanka ee...

NASA Oo Baahisay Sawirro Dayax Gacmeed Weeraradii 11 Sep

Wakaaladda xiddigiska Mareykanka ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan "NASA" ayaa baahisay sawir uu qaaday mid ka mid ah cirbixiyeenadeeda ...

Afghanistaan..Ogow Sixirka Mareykanka Ee Baabuurta la rogay !

Mareykanka ayaa si dhameystiran uga baxay Afghanistaan, laakiin waxa ay dalkaasi kaga tageen, diyaarado, rasaas, hub, qalab iyo xitaa baabuur rogmaday oo lagu arkay...

Daawo..Daalibaan Oo Diyaarad Duulineysa

Afhayeen u hadlay ururka Daalibaan ayaa ka sheegay garoonka kaabuul in Daalibaan ay guuleystay ka dib markii diyaaraddii ugu dambeysay ee Ameerikaanka ay ka...

Mareykanka Oo Eeyihiis Kala Baxay Afghanistaan Xilli Saaxibadiisa Ay Fursad La’ Yihiin!

Muuqaalo baraha bulshada lagu baahiyey ayaa muujinaya eeyaha askarta Mareykanka oo boosas laga siiyey kuraasta diyaardda, xilli muuqaalo horay loo baahiyey lagu arkay dad...

Casharada Laga Baran Karo Daalibaan 2001 Ilaa 2021

kooxda Daalibaan ayaa la wareegtay caasimadda, madaxtooyada iyo goobo kale oo muhiimah, waxa ayna sheegeen in ay Afghanistaan ka dhisi doonaan dowlad islaami ah...

Daalibaan Oo Qabsatay Magaalada Ugu Weyn Afghanistaan

Kooxda Daalibaan ayaa la wareegtay gacan ku heynta magaalooyinka Lashkar Gah iyo Qandahaar oo ka mid ah magaalooyinka ugu waaweyn dalka Afganistaan. XAQIIQO NEWS- WARARKA...

Waa Kuwan Wadamadii Erdogan Uu Ugu Mahadceliyey Arintii Dabka

Dabkan oo ka kacay keymaha koonfurta Turkiga kaasi oo burburiyey magaalooyin ay ka mid yihiin Antalya iyo Muğla ayaa dhanka kale sababay...

Wararka U Dambeeyey

Qadar Oo Ka Niyad Jabsan Sida Mareykanka Uga Aamusanyahay Dalabkeedii Beeca Diyaaraha

Sida ay daabacday majaladda "Wall Street Journal" ee Ameerikaanka ah dowladda yar ee gacan carbeed dhacda Qadar ayaa ka...

Falanqeyn..Icj Waxa Ay Sameysay Xal Mise Xaq

Maxakmadda cadaaladda QM ayaa go'aan ka soo saartay muran badeedka Soomaaliya iyo Kenya, go'aanka Maxkmadda ayaana ahaa mid...

Maxaa Dhici Kara Go’aanka Icj Ka Dib?

Sida balantu tahay go'aanka maxkamadda Icj ee ku saabsan muran Somaaliya iyo Kenya ayaa lagu dhawaaqi doonaa maalinta taladaada...

Imaaraatka Oo Iktishaaf Cusub Ku Sameeyey Meeraha Mars

Madax sare oo ka tirsan dowladda Imaaraatka ayaa baraha bulshada ku baahiyey iktishaafaat cusub oo Misbaarka Rajada ee Imaaraatka...

Safiirka Sacuudiga Ee Soomaaliya Waa Soomaali!

Dowladda Sacuudiga ayaa safiirkeeda Soomaaliya u magacaawday Axmed Maxamed Oo ka mid ahaa muwaadiniinta Soomaaliyeed Ee Sacuudiga ku nool. XAQIIQO...