Xiddigiska

Xiddigiska..Waa Tan Maalinta Ay Bilaabaneyso Ciidul Fidriga 2022

Xisaabaadka xiddigiska waxa ay sheegayaan in sanadka 1443-H oo ku aadan 2022 maalinta koowaad ee ciidul fidriga waxa ay noqoneysaa maalinta isniinta 2-da May...

Maalinta Koowaad Ee Ramadaanka Oo La Shaaciyey

Dabagal ay sameysay hay'adda "Arabia Weather" ayaa lagu shaaciyey in Ramadaanka sanadkan 2022-1443H uu bilaaban doono maalinka sabtida ah ee ku aadan 2-da bisha...

Maxay Dhiig La’aan Uga Cabanayaan Cirbixiyeenada?

Daraasad cilmiyeed ayaa shaaca ka qaaday in joogitaanka waqtiga dheer ee hawada sare ay waxyeelo u geysato unugyada cas ee dhiigga. XAQIIQO NEWS- SAYNIS Sida lagu...

Fisikisyahan Michio Kaku Oo Saadaaliyey 3 arimood Oo Mustaqbalka Aadanaha Ah

Michio Kaku ayaa shaaca ka qaaday 3 arimood oo sadaal ah kuwaasi wax ka badali doono mustaqbalka nololeed ee aadanaha. XAQIIQO NEWS- SAYNIS Michio Kaku oo...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo laga yaabo in aadanuhu u...

Dhagaxii Ceel Cali Waxa Uu Dhulka Ku Soo dhacay 50,000 Sano Ka Hor!

Sida ay lagu ogaaday baritaano ay si wada jir ah u fuliyeen jaamacadda almaas ee magaalada Muqdisho iyo baarayaal caalami ah, dhagixii sanadkii hore...

Imaaraatka Oo Iktishaaf Cusub Ku Sameeyey Meeraha Mars

Madax sare oo ka tirsan dowladda Imaaraatka ayaa baraha bulshada ku baahiyey iktishaafaat cusub oo Misbaarka Rajada ee Imaaraatka uu ka sameeyey meeraha gaduudan. XAQIIQO...

Goorta Uu Bilaabanaayo Ramadaanka Oo La Shaaciyey

Xubin ka tiran machadka cir-bixinta iyo xiddigiska ee midwoga carabta ninka lagu magacaabo Ibrahim Al-Jarwan ayaa sheegay in bilashada bisha Ramadaan ay noqon doonto...

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...